Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay sharci mamnuucaya isticmaalka baraha bulshada ee carruurta ka yar dadoodu 15 sano jirka .

Sharcigan ayaa la sheegay inuu yahay mid lagu ilaalinayo carruurta, laguna xakameynayo saameynta ay baraha bulshada ku yeelan karaan daโ€™dooda yar.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *