#Sawirro: Tababar muddo 4 cisho ah u socday Hablaha Sharciyaqaannada ah ee Qareennada iyo xeer-ilaalinta oo ka kala socday gobollada dalka oo dhan ayaa maanta loogu soo xidhay magaalada Hargeysa.
Tababarkan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Qareenada Haweenka Somaliland ee SWLA oo ay ka taageertay haayada UNWOMEN

Leave a Reply