aqtiga akhriska: 4 daqiiqo Dhammaadkii bishii aynu soo dhaafnay, ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed ayaa la wareegay maamulka Magaalada Baydhabo, kadib markii ciidamadu ay xoog ku galeen. Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa 30-kii Maarso oo ah xilliga lagala wareegay gacanta ku haynta magaalada ku sheegay inuu…