Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo 81 jir ah ayaa sheegay inuu joojiyay cunista bariiska ku dhowaad 50 sano, isaga oo dadka ku dhiirrigelinaya inay dib ugu laabtaan cunnooyinka dhaqanka Afrikaanka ah oo uu ku tilmaamay kuwa sababta u ah xooggiisa iyo caafimaadkiisa.
Ninkani ayaa muddo 40 sanno ah ka talinaya dalka Uganda, wuxuuna xilka hayaa tan iyo sannadkii 1986.

Leave a Reply