Markabka Turkiga ee Çağrı Bey ayaa si rasmi ah u soo gaadhay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo lagu wado inuu ka bilaabo hawlo la xidhiidha sahminta iyo qodista shidaalka ee xeebaha Galmudug. Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallo lagu doonayo in lagu ogaado kheyraadka dabiiciga ah ee Somalia , gaar ahaan shidaalka ku jira badda.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *