Dowlada Spain ayaa hawadeeda ka xidhatay diyaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan, sida ay xaqiijisay Wasiirka Gaashaandhigga ee dalkaasi Margarita Robles. Talaabadani ayaa imanaysa iyadoo hore Spain uga mamnuucday Ciidamada Maraykanka iney adeegsadaan saldhigyadeeda Ciidan ee Maron iyo Rota oo ku yaalla koonfurta dalkaasi, taasi oo sababtay inuu Madaxweyne Trump ugu hanjabo Spain…