Wiiwaa “Waxaanu u sharraxannahay Maayirka iho Maayir ku-xigeenka Hargeysa” Wiiwaa iyo Mideeyeiyo Mideeye
Markabka Turkiga ee รaฤrฤฑ Bey ayaa si rasmi ah u soo gaadhay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo lagu wado inuu ka bilaabo hawlo la xidhiidha sahminta iyo qodista shidaalka ee xeebaha Galmudug. Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallo lagu doonayo in lagu ogaado kheyraadka dabiiciga ah ee Somalia , gaar ahaan shidaalka ku jira…
Shir heer caalami ah ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa, kaas oo diiradda lagu saarayo maamulka badda iyo xoojinta iskaashiga dalalka gobolka. Shirka, oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Arrimaha Dibadda (IFA), ayaa ah kii afraad ee sanadlaha ah ee Red Sea and Gulf of Aden Dialogue (RESGA IV), waxaana lagu qabtay hoteelka Skylight. Waxaa…
Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray โnidaam cusubโ oo lagu furo marin biyoodka Hormuz, maadaama Tehran ay canshuur kusoo rogtay iyadoo xayiraad kusoo rogtay marin biyoodka muhiimka ah. Cumaan iyo Iiraan ayaa yeeshay wadahadallo heer wasiir oo ku-xigeen ah, iyagoo ka wada hadlay fursadaha lagu hubinayo in maraakiibtu si habsami leh ugu gudbaan marin biyoodka Hormuz,…
Dowlada Spain ayaa hawadeeda ka xidhatay diyaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan, sida ay xaqiijisay Wasiirka Gaashaandhigga ee dalkaasi Margarita Robles. Talaabadani ayaa imanaysa iyadoo hore Spain uga mamnuucday Ciidamada Maraykanka iney adeegsadaan saldhigyadeeda Ciidan ee Maron iyo Rota oo ku yaalla koonfurta dalkaasi, taasi oo sababtay inuu Madaxweyne Trump ugu hanjabo Spain…