Markabka Turkiga ee รaฤrฤฑ Bey ayaa si rasmi ah u soo gaadhay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo lagu wado inuu ka bilaabo hawlo la xidhiidha sahminta iyo qodista shidaalka ee xeebaha Galmudug. Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallo lagu doonayo in lagu ogaado kheyraadka dabiiciga ah ee Somalia , gaar ahaan shidaalka ku jira…
Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray โnidaam cusubโ oo lagu furo marin biyoodka Hormuz, maadaama Tehran ay canshuur kusoo rogtay iyadoo xayiraad kusoo rogtay marin biyoodka muhiimka ah. Cumaan iyo Iiraan ayaa yeeshay wadahadallo heer wasiir oo ku-xigeen ah, iyagoo ka wada hadlay fursadaha lagu hubinayo in maraakiibtu si habsami leh ugu gudbaan marin biyoodka Hormuz,…