Skip to content

My Blog

    • Contact Us
    • Privacy Policy for KFMEDIATV
    • Sample Page
  • Afhayeenka ciidanka Iiraan ayaa sheegay in Mareykanka, gaar ahaan Donald Trump, ayna ahayn kuwo lagu kalsoonaan karo.

    Afhayeenka ciidanka Iiraan ayaa sheegay in Mareykanka, gaar ahaan Donald Trump, ayna ahayn kuwo lagu kalsoonaan karo.

    April 9, 2026
    Uncategorized

    Afhayeenka ciidanka Iiraan ayaa sheegay in Mareykanka, gaar ahaan Donald Trump, ayna ahayn kuwo lagu kalsoonaan karo. Wuxuu sidoo kale xusay in ciidamada Iiraan ay diyaar u yihiin inay si degdeg ah uga jawaabaan xaalad kasta, isagoo yidhi “gacmaheenna waxay saaran yihiin keebabka hubkayga.” Hadalkaasi ayaa muujinaya xiisad militari oo weli taagan, inkastoo ay jiraan…

  • Markabka Turkiga ee Çağrı Bey ayaa

    Markabka Turkiga ee Çağrı Bey ayaa

    April 9, 2026
    Business, Environment

    Markabka Turkiga ee Çağrı Bey ayaa si rasmi ah u soo gaadhay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo lagu wado inuu ka bilaabo hawlo la xidhiidha sahminta iyo qodista shidaalka ee xeebaha Galmudug. Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallo lagu doonayo in lagu ogaado kheyraadka dabiiciga ah ee Somalia , gaar ahaan shidaalka ku jira…

  • Shir heer caalami ah ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa, kaas oo diiradda lagu saarayo maamulka badda iyo xoojinta iskaashiga dalalka gobolka.

    Shir heer caalami ah ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa, kaas oo diiradda lagu saarayo maamulka badda iyo xoojinta iskaashiga dalalka gobolka.

    April 7, 2026
    Business

    Shir heer caalami ah ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa, kaas oo diiradda lagu saarayo maamulka badda iyo xoojinta iskaashiga dalalka gobolka. Shirka, oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Arrimaha Dibadda (IFA), ayaa ah kii afraad ee sanadlaha ah ee Red Sea and Gulf of Aden Dialogue (RESGA IV), waxaana lagu qabtay hoteelka Skylight. Waxaa…

  • Cumaan iyo Iiraan oo ka wada hadlaya furitaanka marin biyoodka Hormuz

    Cumaan iyo Iiraan oo ka wada hadlaya furitaanka marin biyoodka Hormuz

    April 5, 2026
    Business, Environment

    Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray ‘nidaam cusub’ oo lagu furo marin biyoodka Hormuz, maadaama Tehran ay canshuur kusoo rogtay iyadoo xayiraad kusoo rogtay marin biyoodka muhiimka ah. Cumaan iyo Iiraan ayaa yeeshay wadahadallo heer wasiir oo ku-xigeen ah, iyagoo ka wada hadlay fursadaha lagu hubinayo in maraakiibtu si habsami leh ugu gudbaan marin biyoodka Hormuz,…

  • Dastuurka miyaa u oggol Dowladda Federaalka faragalinta maamul goboleedyada?

    Dastuurka miyaa u oggol Dowladda Federaalka faragalinta maamul goboleedyada?

    April 4, 2026
    Finance, Health, Personal Development

    aqtiga akhriska: 4 daqiiqo Dhammaadkii bishii aynu soo dhaafnay, ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed ayaa la wareegay maamulka Magaalada Baydhabo, kadib markii ciidamadu ay xoog ku galeen. Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa 30-kii Maarso oo ah xilliga lagala wareegay gacanta ku haynta magaalada ku sheegay inuu…

  • Dowlada Spain ayaa hawadeeda ka xidhatay diyaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan,

    Dowlada Spain ayaa hawadeeda ka xidhatay diyaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan,

    April 2, 2026
    Business, Uncategorized

    Dowlada Spain ayaa hawadeeda ka xidhatay diyaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan, sida ay xaqiijisay Wasiirka Gaashaandhigga ee dalkaasi Margarita Robles. Talaabadani ayaa imanaysa iyadoo hore Spain uga mamnuucday Ciidamada Maraykanka iney adeegsadaan saldhigyadeeda Ciidan ee Maron iyo Rota oo ku yaalla koonfurta dalkaasi, taasi oo sababtay inuu Madaxweyne Trump ugu hanjabo Spain…

Previous Page
1 2

My Blog

  • Instagram
  • Facebook
  • X

Powered by
►
Necessary cookies enable essential site features like secure log-ins and consent preference adjustments. They do not store personal data.
None
►
Functional cookies support features like content sharing on social media, collecting feedback, and enabling third-party tools.
None
►
Analytical cookies track visitor interactions, providing insights on metrics like visitor count, bounce rate, and traffic sources.
None
►
Advertisement cookies deliver personalized ads based on your previous visits and analyze the effectiveness of ad campaigns.
None
►
Unclassified cookies are cookies that we are in the process of classifying, together with the providers of individual cookies.
None
Powered by